Surah Al-Muzzammil

    The Enshrouded One

    المزمل
    Progress1 / 20
    1
    المزمل
    يَٰٓأَيُّهَا ٱلْمُزَّمِّلُ
    Click to flip

    You've completed Al-Muzzammil!

    Swipe or use ← → keys to navigate, Space to flip

    About Surah Al-Muzzammil

    Al-Muzzammil, the Enshrouded One, gently calls the Prophet (peace be upon him), wrapped in his cloak, to rise for night prayer and recite the Quran with care. It speaks of the weight of the message about to be carried and the strength that comes from standing before Allah in the stillness of the night.

    Night prayerReciting the QuranSpiritual strengthPatience

    Arabic: Uthmani script (Hafs). Translation: Somali (Soomaali). Recitation: Mishary Rashid Alafasy. See Sources for full attribution.

    Surah Al-Muzzammil (The Enshrouded One)

    Surah 73 of the Holy Quran · Meccan · 20 verses

    Also spelled: Al Muzzammil, AlMuzzammil, Muzzammil, The Enshrouded One, Al-Muzammil, Al Muzammil, AlMuzammil, Muzammil

    Surah Al-Muzzammil (The Enshrouded One) is the 73th chapter of the Holy Quran. It was revealed in Mecca and contains 20 verses (ayahs). Read it below with the Arabic text, transliteration, and Somali translation, or open it as interactive flashcards to memorize it verse by verse.

    Read the full surah as text
    1. 73:1

      يَٰٓأَيُّهَا ٱلْمُزَّمِّلُ

      Yaw ayyuhal muzzammil

      (Nabiga) Isduuduubayow.

    2. 73:2

      قُمِ ٱلَّيْلَ إِلَّا قَلِيلًۭا

      Qumil laila illaa qaleelaa

      Istaag habeenka (Tuko) wax yar Mooyee.

    3. 73:3

      نِّصْفَهُۥٓ أَوِ ٱنقُصْ مِنْهُ قَلِيلًا

      Nisfahooo awinqus minhu qaleelaa

      Nuskiisa tuko ama ka nusqaami wax yar.

    4. 73:4

      أَوْ زِدْ عَلَيْهِ وَرَتِّلِ ٱلْقُرْءَانَ تَرْتِيلًا

      Aw zid 'alaihi wa rattilil Qur'aana tarteela

      Ama ka badi, Quraanku u akhri si fiican.

    5. 73:5

      إِنَّا سَنُلْقِى عَلَيْكَ قَوْلًۭا ثَقِيلًا

      Innaa sanulqee 'alika qawalan saqeelaa

      Annagaa Kugu Dakin Hadal Culus (wayne).

    6. 73:6

      إِنَّ نَاشِئَةَ ٱلَّيْلِ هِىَ أَشَدُّ وَطْـًۭٔا وَأَقْوَمُ قِيلًا

      Inn naashi'atal laili hiya ashadddu wat anw wa aqwamu qeelaa

      Habeenka Saacadihiisa (oo la tukado) yaa ku daran khushuucda Aadna u toosan.

    7. 73:7

      إِنَّ لَكَ فِى ٱلنَّهَارِ سَبْحًۭا طَوِيلًۭا

      Inna laka fin nahaari sabhan taweelaa

      Maalintii waxaa kuu sugnaaday shaqa Dheer.

    8. 73:8

      وَٱذْكُرِ ٱسْمَ رَبِّكَ وَتَبَتَّلْ إِلَيْهِ تَبْتِيلًۭا

      Wazkuris ma rabbika wa tabattal ilaihi tabteelaa

      Magaca Eebana xus cibaadadiisana u go'.

    9. 73:9

      رَّبُّ ٱلْمَشْرِقِ وَٱلْمَغْرِبِ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ فَٱتَّخِذْهُ وَكِيلًۭا

      Rabbul mashriqi wal maghriibi laaa ilaaha illaa Huwa fattakhizhu wakeelaa

      Qorrax ka soobax iyo u Dhaeba Eebaa iska leh, isaga Mooyee ilaah kalena ma jiro ee ka yeelo wakiil (la cuskado).

    10. 73:10

      وَٱصْبِرْ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَٱهْجُرْهُمْ هَجْرًۭا جَمِيلًۭا

      Wasbir 'alaa maa yaqoo loona wahjurhum hajran jameelaa

      kuna Samir waxay sheegi gaaladu, si Quruxsanna uga hijroo (iskaga tag).

    11. 73:11

      وَذَرْنِى وَٱلْمُكَذِّبِينَ أُو۟لِى ٱلنَّعْمَةِ وَمَهِّلْهُمْ قَلِيلًا

      Wa zarnee walmukaz zibeena ulin na'mati wa mahhilhum qaleelaa

      Isu kaanna daa aniga iyo kuwa Beeniyay xaqa ee Nicmaysan wax yarna Sug.

    12. 73:12

      إِنَّ لَدَيْنَآ أَنكَالًۭا وَجَحِيمًۭا

      Inna ladainaaa ankaalanw wa jaheemaa

      Agtannada waxaa ah caddibaad iyo Naarta Jaxiimo.

    13. 73:13

      وَطَعَامًۭا ذَا غُصَّةٍۢ وَعَذَابًا أَلِيمًۭا

      Wa ta'aaman zaa ghussa tinw wa'azaaban aleemaa

      Iyo cunno lagu Margado iyo Cadaab daran.

    14. 73:14

      يَوْمَ تَرْجُفُ ٱلْأَرْضُ وَٱلْجِبَالُ وَكَانَتِ ٱلْجِبَالُ كَثِيبًۭا مَّهِيلًا

      Yawma tarjuful ardu waljibaalu wa kaanatil jibaalu kaseebam maheelaa

      (waxay ku dhiei Arrintaasu) Maalinta Dhulka iyo Buuruhu Gilgilan, Buuruhuna ay noqon Tamuux socda.

    15. 73:15

      إِنَّآ أَرْسَلْنَآ إِلَيْكُمْ رَسُولًۭا شَٰهِدًا عَلَيْكُمْ كَمَآ أَرْسَلْنَآ إِلَىٰ فِرْعَوْنَ رَسُولًۭا

      Innaa arsalnaaa ilaikum rasoolan shahidan 'alikum kamaaa arsalnaaa ilaa Fir'awna Rasoolna

      Annagaa idiin dirray Rasuul markhaati ah, sidaan ugu dirray fircoonba Rasuul.

    16. 73:16

      فَعَصَىٰ فِرْعَوْنُ ٱلرَّسُولَ فَأَخَذْنَٰهُ أَخْذًۭا وَبِيلًۭا

      Fa'asaa Fir'awnur Rasoola fa akhaznaahu akhzanw wabeelaa

      Fircoonna wuu Caasiyay Rasuulkii (Nabi Muuse). Firconna waxaan ku Qabannay qabasha Daran.

    17. 73:17

      فَكَيْفَ تَتَّقُونَ إِن كَفَرْتُمْ يَوْمًۭا يَجْعَلُ ٱلْوِلْدَٰنَ شِيبًا

      Fakaifa tattaqoona in kafartum yawmany yaj'alul wildaana sheeba

      Ee seebaad Gaalloy uga dhawrsanaysaan Caddibaadda Maalinta qiyaame ee carruurta Cirroole ka Yeeli Hadaad Gaalawdaan.

    18. 73:18

      ٱلسَّمَآءُ مُنفَطِرٌۢ بِهِۦ ۚ كَانَ وَعْدُهُۥ مَفْعُولًا

      Assamaaa'u munfatirum bih; kaana wa'duhoo maf'oola

      Samaduna Maalintaas Darteed ay la Dildillaaci Balaanqaadka Eebana waa wax Dhici.

    19. 73:19

      إِنَّ هَٰذِهِۦ تَذْكِرَةٌۭ ۖ فَمَن شَآءَ ٱتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِۦ سَبِيلًا

      Inna haazihee tazkiratun fa man shaaa'at takhaza ilaa Rabbihee sabeelaa

      Aayadahani Waa waano Ee Ruuxii Doona Eeba xaggiisa jid ha uga yeesho.

    20. 73:20

      ۞ إِنَّ رَبَّكَ يَعْلَمُ أَنَّكَ تَقُومُ أَدْنَىٰ مِن ثُلُثَىِ ٱلَّيْلِ وَنِصْفَهُۥ وَثُلُثَهُۥ وَطَآئِفَةٌۭ مِّنَ ٱلَّذِينَ مَعَكَ ۚ وَٱللَّهُ يُقَدِّرُ ٱلَّيْلَ وَٱلنَّهَارَ ۚ عَلِمَ أَن لَّن تُحْصُوهُ فَتَابَ عَلَيْكُمْ ۖ فَٱقْرَءُوا۟ مَا تَيَسَّرَ مِنَ ٱلْقُرْءَانِ ۚ عَلِمَ أَن سَيَكُونُ مِنكُم مَّرْضَىٰ ۙ وَءَاخَرُونَ يَضْرِبُونَ فِى ٱلْأَرْضِ يَبْتَغُونَ مِن فَضْلِ ٱللَّهِ ۙ وَءَاخَرُونَ يُقَٰتِلُونَ فِى سَبِيلِ ٱللَّهِ ۖ فَٱقْرَءُوا۟ مَا تَيَسَّرَ مِنْهُ ۚ وَأَقِيمُوا۟ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتُوا۟ ٱلزَّكَوٰةَ وَأَقْرِضُوا۟ ٱللَّهَ قَرْضًا حَسَنًۭا ۚ وَمَا تُقَدِّمُوا۟ لِأَنفُسِكُم مِّنْ خَيْرٍۢ تَجِدُوهُ عِندَ ٱللَّهِ هُوَ خَيْرًۭا وَأَعْظَمَ أَجْرًۭا ۚ وَٱسْتَغْفِرُوا۟ ٱللَّهَ ۖ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٌۭ رَّحِيمٌۢ

      Inna Rabbaka ya'lamu annaka taqoomu adnaa min sulusa yil laili wa nisfahoo wa sulusahoo wa taaa'ifatum minal lazeena ma'ak; wal laahu yuqaddirul laila wanna haar; 'alima al lan tuhsoohu fataaba 'alaikum faqra'oo maa tayassara minal quraan; 'alima an sa yakoonu minkum mardaa wa aakharoona yadriboona fil ardi yabtaghoona min fadlil laahi wa aakharoona yuqaatiloona fee sabeelil laahi faqra'oo ma tayassara minhu wa aqeemus salaata wa aatuz zakaata wa aqridul laaha qardan hasanaa; wa maa tuqadimoo li anfusikum min khairin tajidoohu 'indal laahi huwa khayranw wa a'zama ajraa; wastaghfirul laahaa innal laaha ghafoorur raheem.

      Eebahaa wuxuu ogyahay Nabiyow inaad tukatid wax ka yar habeenka saddex Meelood laba iyo Badhkiis iyo saddex meelood meel, iyo in koox ka mida kuwa kula jira ay tukato, Eebana waa u qadaranyahay Habeenka iyo Maalintuba, wuxuuna Ogyahay inaydaan Koobi karin, wuuna Idinka toobad aqbalay ee Akhriya wixii idiin Fududaada oo quraan ah, wuxuu Eebe ogyahay inay idin ka mid Noqon kuwa Buka iyo kuwo safri iyagoo dooni Khayrka Eebe iyo kuwo u dagaallami Jidka Eebe ee akhriya wixii idiin Fududaada oo Quraan ah, Salaaddana ooga Zakadana Bixiya Eebana wax wanaagsan daynsada Waxaad naftiinna u hormarsataan oo khayr ahna waxaad ka ogaandoontaan kana Heleysaan Eeba Agtiisa Isagoo khayr ah iyo Ajri wayn, ee Eebe Dambi dhaaf waydiista waa Dambi Dhaafe Naxariiste.